Wasiirka deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Somaliland marwo Shukri x. ismaaciil ayaa ka hadashay xaalada Dooxa Binji iyo Xaalado kale oo quseeya Deegaanka.
Wasiirka Waxaa kale oo a si adag uga hadashey isticmaalka foornoyinka magaaladda lagu shido, sheegneyna in wax badan lagaa qaban doono,
Waxaa kale wasiirku baaq u dirtey dhamaan dadkaa ka ganacsadda foornooyinka Wadanka iyaddo ugu baaqdey in ay isticmalaan  Geedka Garan-waagaa.